Somali Translation

Ku-soo-dhawow DeepTrans Inc. Waxaa noo farxad ah in aan erayadaada ka tarjuno oo u tarjuno afka Soomaaliga.  Anaga oo og dhammaan dhibta afka laga tarjumayo, waxaan isku-dayaynaa inaan macmiilkayaga siino tarjumadda ugu fiican. Waxaan rajeynaynaa inaan adeegayaga la isku hallayn karo ganacsigaaga ku gaadhsiino akhrisyaal caalami ah.

Comments